Admin Admin
المساهمات : 4 تاريخ التسجيل : 03/03/2015 الموقع : Hargeisa somalia
| موضوع: habka loo uninstall gareeyo program الإثنين مارس 16, 2015 5:18 pm | |
| [/right] السلام عليكم ورحمة الله وبركاته [/left] Marka hore waxaad tagtaa start buttonwaxaad ka sii doorataa controlpanelwaxaad ka sii doorataa Uninstall a programkadib dooro programka aad rabto inaad ka saarto adoo ku dhufanaya mouse ka bottonka midig halmaroo kaliya si uu u highlight garaysmo kadib ku dhufo Uninstallsi aad uga saarto computerka kana sii dooro yesilaa inta uu ka baxayo computerka waxaan filayaa inaad ka faa'idaysatay casharkaMACALINKU WAA:cabdishakuur maxamed cabdilahioo idinlehNabad galyo HALKAN AYAAD KA DAAWANKARTAA ISAGOO VIDEO AH: | |
|