world of computer

special for programming computer and internet
 
الرئيسيةالرئيسية  اليوميةاليومية  س .و .جس .و .ج  بحـثبحـث  الأعضاءالأعضاء  المجموعاتالمجموعات  التسجيلالتسجيل  دخولدخول  

شاطر | 
 

 habka loogu soo daro luqad keyboard ka

استعرض الموضوع السابق استعرض الموضوع التالي اذهب الى الأسفل 
كاتب الموضوعرسالة
Admin
Admin


المساهمات : 4
تاريخ التسجيل : 03/03/2015
الموقع : Hargeisa somalia

مُساهمةموضوع: habka loogu soo daro luqad keyboard ka   الأربعاء مارس 04, 2015 11:31 am

Very Happy Smile Arrow Asalaamu calaykum

Maanta darsigeenu waxa uu ku saabsanyahay

HABKA LOO BADALO LUQADA QORAALAKA

Marka hore waxaad tagtaa  control panel

waxaad ka sii doorataa change language and regional option

ka sii dooro change keyboard and input method

kadib ku dhufo keyboard and languages

kadib ku dhufo change keyboard

ka sii dooro Add

kana sii dooro luqada aad rabto kadibna ku dhufo keyboard

kudul dhufo mid ka mida optionada

kadibna ku dhufo OK kana sii dooro Apply

kadibna OK

imika waad ku soo dartay luqad kale hadaad rabto inaad wax ku qorto luqadaad

soo dooratay  keyboard kaaga ka taabo ALT + SHIFT

kuna qoro.. waxaan filayaa inaan idiin faa iideeyay

waa cabdishakuur maxamed oo idin leh waxaad ka daawan kartaa http://youtu.be/XdNYfOAYqKI

Nabad Galyo!!!  flower lol! Razz Razz Shocked Arrow
الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل
معاينة صفحة البيانات الشخصي للعضو http://abdishakur1982.africamotion.net
 
habka loogu soo daro luqad keyboard ka
استعرض الموضوع السابق استعرض الموضوع التالي الرجوع الى أعلى الصفحة 
صفحة 1 من اصل 1
 مواضيع مماثلة
-
» iDaft - Daft Punk console
» A New Keyboard
» 2016-Why Handwriting Is Still Essential in the Keyboard Age

صلاحيات هذا المنتدى:لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى
world of computer :: computer :: computer-
انتقل الى: